“Guddida Ka Hortaga Cudurka COVID 19 Ha Caddayso Halka Ay Ku Baxayaan Lacagihii Iyo Deeqihii Lasoo Gaadhsiiyey, Yaan Guryo Laga Dhisan”Xisbiga Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Guddida Ka Hortaga Cudurka COVID 19 Ha Caddayso Halka Ay Ku Baxayaan Lacagihii Iyo Deeqihii Lasoo Gaadhsiiyey, Yaan Guryo Laga Dhisan”Xisbiga Waddani.
May 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ee heer qaran ugu baaqay in aycadeeyaan halka ay ku baxdo lacagihii iyo deeqihii soo gaadhay gudida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS