DAAWO;-Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19 . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19 .
May 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh maxamed ismaaciil oo kamid ah culimada waawayn ee somaliland ayaa gudida heer qaran ee gudida ka hortga coronavirus ku dhaliilay joojinta salaada ciida xili ay joojin kari waayeen qaadka

Sidoo kale sheekh maxamed ismaaciil ayaa ka hadlay qaabka loogu tukan karo salaada ciida gurigaaga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS