“Xukuumaddu Way Ku Fashilantay Ceel-Afweyn, La Wareegida Hargeysa Club-na Waa Aargoosi”Hoggaamiye Xirsi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumaddu Way Ku Fashilantay Ceel-Afweyn, La Wareegida Hargeysa Club-na Waa Aargoosi”Hoggaamiye Xirsi.
May 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka masar ayaa ka hadlay xaalada uu hada dalka smaliland marayo fashil xukuumada ee xal uhelida colaada ceel afwayn baaq shacabka ee aadan halka ay marayso Somaliland

Sidoo kale hogaamiye xirsi ayaa talabada ay xukuumadu kula wareegtay hargaysa club ku tilmaamay aargoosi aan loo marin wadadii saxda ahayd

Hogaamiye xirsi ayaa qoraal uu arimahaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS