DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xaaji Ibraahim Barre Nuur. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xaaji Ibraahim Barre Nuur.
May 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Alle ha unaxariistee waxaa maanta magalaada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum xaaji ibraahim Bare Nuur oo kamid ahaa haldoorka reer Somaliland oo maalintii shalay ku geeriyooday isla hargaysa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay waxgarad,odoyaal, boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS