WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xaaji Ibraahim Barre Nuur.

HARGAYSA(W,N)Alle ha unaxariistee waxaa maanta magalaada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum xaaji ibraahim Bare Nuur oo kamid ahaa haldoorka reer Somaliland oo maalintii shalay ku geeriyooday isla hargaysa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay waxgarad,odoyaal, boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version