WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Awqafta JSL Oo Shaaciyay In Maalinta Barito Ay Tahay Ramadaan Iyo Axkaamta Ciida.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil ayaa shacabka ku wargaliyay in maalinta barito ay tahay ramadaan lana xaqiijiyay

Sidoo kale wasiirka diinta ayaa ka hadlay Axkaamta ciida iyo sida shacabku ugu tukanayaan guryahooga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/JBEhMJaG4xc

 

Exit mobile version