DAAWO;-Sheekh Aadan-siiro Oo Ka Dayriyay Hogaaminta Madaxwayne Biixi Sheegayna In Dalka Halkii Ugu Xumayd Marayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Aadan-siiro Oo Ka Dayriyay Hogaaminta Madaxwayne Biixi Sheegayna In Dalka Halkii Ugu Xumayd Marayo
May 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Sheekh aadan xaaji maxamuud xiiray oo kamid culimada waawayn ee Somaliland islamarkaa badi ka hadla xaalada dalku marayo ayaa madaxwayne biixiugu baaqay in uu wax ka badalo maamulkiisa dadka aqoonta lehna la tashado

Sidoo kale sheikh aadan ayaa sheegay in intii madaxwayne biixi xukunka dalka la wareegay ay hoos udhacday rajadii Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS