DAAWO;-Muuqaalka Magaalada Boorama Iyo Sidii LoogaTukaday Salaadii Ciida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Magaalada Boorama Iyo Sidii LoogaTukaday Salaadii Ciida.
May 23, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ee borama ayaa goraanka magaalada boorama ku tukaday salaadii ciidul fidriga oo xukuumada joojisay in fagaare lagu tukado.

Shacabka reer boorama ayaa waxka kama jiraan ka dhigay go,aankii xukuumada cibaadadii allah sifiican oo gobonimo leh ugutay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS