WAJAALE NEWS

DAAWO;-Muuqaalka Magaalada Boorama Iyo Sidii LoogaTukaday Salaadii Ciida.

BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ee borama ayaa goraanka magaalada boorama ku tukaday salaadii ciidul fidriga oo xukuumada joojisay in fagaare lagu tukado.

Shacabka reer boorama ayaa waxka kama jiraan ka dhigay go,aankii xukuumada cibaadadii allah sifiican oo gobonimo leh ugutay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version