WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Hambalyo Udiray Shacabka Munaasibad Ciidul Fidriga.

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa shacabka gobolka u dhaqan ku hambalyeeyay munaasibada ciidul fidriga awgeed

Maayarka magaalada gabiley ayaa shacabka ugu duceeyay in allah ka dhigo kuwii uu ka aqbalo acmaashii soonka sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo.

Exit mobile version