WAJAALE NEWS

DAAWO;-Caruurta Ku Jirta Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeysa Oo Munasaabida Ciida fariin Udiray Bulshada.

HARGAYSA(W,N)-Boqolaal kamid  caruur ah oo ku jira xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa iyo maamulkooda ayaa munaasibadii ciidul fidriga awgeed fariin hambalyo ah udiray umada muslimiinta iyo shacabka Somaliland.

Sidoo kale maamulka xarunta agoomaha ayaa umahad celisay cidkasta oo ka qayb qaadatay ciidsiinta caruurtan agoomaha ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version