Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Axmed Siilaanyo Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Axmed Siilaanyo Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed.
May 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa shacabka reer somaliland ku hambalyeeyay munaasibada ciidul fidriga awgeed isagoo sanadka sanadkiisana urajeeyay bash bash iyo barwaaqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS