WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Axmed Siilaanyo Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa shacabka reer somaliland ku hambalyeeyay munaasibada ciidul fidriga awgeed isagoo sanadka sanadkiisana urajeeyay bash bash iyo barwaaqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version