WAJAALE NEWS

Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalabka Ka Hortaga Covid19 Uqaybisay Bulshada Magaalada Kalabaydh.

KALABAYDH(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee magaalada gabiley ayaa qalabka ka hortaga xanuunka coronavirus  uqabiyay dadwaynaha ku dhaqan magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley.

Xoghayaha dawlada hoose ee  gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan dawlada hoose ayaa ka hadlay deeqdan ay gaadhsiiyeen deeganka kalabaydh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version