WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida covid19 Uguna Baaqay In Ay Iscasilaan,

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee wadani barkhad jaamac batuun ayaa dhaliilo culus ujeediyay gudida covid19 kuna eedeeyay in aanay si sax ah usoo bandhigin dhaqaalihii soo galay iyo halkii uu ku baxay

Sidoo kale afhayeen batuun ayaa madaxwayne kuxigeenka jsl isagaara farta ugu fiiqay baahiyaha caafimaad ee ka jira awdal iskadaa somalilandta kale

Xisbiga wadani ayaa magac cusub ubixiyay gudida covid19 una soo jeediyay in ay iscasilaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version