DAAWO;-Ugaas Cabdirasaaq Oo Faysal Cali Waraabe Ka Difaacay Eedo Loosoo Jeediyay, Gudoomiye Baashena Ugu Baaqay In Aanu Arinta Siyaasadaynin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ugaas Cabdirasaaq Oo Faysal Cali Waraabe Ka Difaacay Eedo Loosoo Jeediyay, Gudoomiye Baashena Ugu Baaqay In Aanu Arinta Siyaasadaynin.
June 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ugaas cabdirasaaq koosaar cali oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee gobolka maroodi jeex ayaa gudoomiyaha golaha wakiilada ugu baaqay in aanu siyaasadaynin hadalkii gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ku duray islamarkaana xafiiltanka siyaasiyiinta aan dhaqanka la gaadhsiin

Sidoo kale Ugaas cabdirasaaq ayaa difaacay gudoomiye faysal cali waraabe oo uu sheegay in uu yahay siyaasiga ugu qabyaalada yar siyaasiyiinta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS