Laba wasiir Oo Katirsan Xukuumada Somaliland Oo La Xaqiijiyay In Laga Helay Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Laba wasiir Oo Katirsan Xukuumada Somaliland Oo La Xaqiijiyay In Laga Helay Coronavirus.
June 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Laba wasiir oo kamid golaha wasiirada xukuumada madaxwayne biixi ayaa laga helay xanuunka coronavirus

Wasiirada oo kala wasiirka isgaadhsiinta iyo technolajiyada Dr Cabdiwali Suufi Jibriil Iyo Wasiirka Maalgashiga Somaliland Wasiir Cawad.

Xaalada labadan wasiir ayaa ah mid caadi isagoo si gaar isku kaaraantinimiyeeyay

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta ayaa isagu ka hadlay fereska coronavirus ee laga helay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSA;

 

COMMENTS
LINKS