DAAWO;-Dhalinyaradii Soo Dhamaysatay Tabobarka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyaradii Soo Dhamaysatay Tabobarka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
June 2, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Dhalinyaradii reer gabiley ee ka qaybgalay tabobarka shaqo qaran dufcadii labaad oo shalay loosoo xidhay ayaa maanta soo gaadhay magaalada gabiley halkaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/JUgFWi5krRM

COMMENTS
LINKS