WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dhalinyaradii Soo Dhamaysatay Tabobarka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Dhalinyaradii reer gabiley ee ka qaybgalay tabobarka shaqo qaran dufcadii labaad oo shalay loosoo xidhay ayaa maanta soo gaadhay magaalada gabiley halkaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/JUgFWi5krRM

Exit mobile version