WAJAALE NEWS

Khilaafkii Udhexeeyay Madaxweynaha Punthland Iyo Ku xigeenkiisa Oo Xal Laga Gaadhay.

GAROOWE(W,N)-Khilaaf culus ayaa mudooyinkii danbe udhexeeyay madaxwaynaha maamulk goboleedka punthland iyokuxigeenkiisa oo meel cakiran gaadhay.

Madaxwayne deni iyo karaash ayaa khilaafkooda xal laga gaadhay kadib markii odoyaal iyo ururada bulshada dhex dhexaadin ka galeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/kPT1L4W9zFo

Exit mobile version