DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Booqday Cisbitaalka Magaalada Burco Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Booqday Cisbitaalka Magaalada Burco Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay.
June 2, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliand ayaa socdaal uu ugu kuurgalayo xaalada xarumaha caafimaadk ee gobolada saaxil iyo togdheer u anbo baxay isago booqasho ku tagay cisbitaalka magaalada burco oo mudooyinkii udanbeeyay laga dayrinayay adeegyadiisa caafimaad oo sobobay dhowr dhacdo oo bulshada reer Somaliland saameeyay hadalhayntoodu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS