DAAWO;-Haweenka Ku Dhaqan Buurta Faaraxyood Ee Magaalada Boorama Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Saylici Iyo Fariinta Ay U Direen Madaxweyne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenka Ku Dhaqan Buurta Faaraxyood Ee Magaalada Boorama Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Saylici Iyo Fariinta Ay U Direen Madaxweyne Biixi.
June 2, 2020 - Written by Editor:

“Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Doonaya In Uu Xoog Nagaga Qaado Dhulkayagii Aanu Ku Dhalanay, Kuna Dhaqanay.Haweenka Boorama.

BOORAMA(W,N)-Hooyooyinka qoysaska ku dhaqan buurta faaraxyood ee magaalada boorama ayaa cabasho xoogan ka muujiyay madaxwayne kuxigeenka somalland cabdiraxmaan saylici oo ay sheegeen in uu ku haysto dhulka ay degan yihiin isagoo u adeegsanaya awood ciidan.

Sidoo kale hooyooyinkan ku dhaqan magaalada booramay ayaa baaq dheer udiray madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo ay ka codsadeen in uu kasoo gaadho saylici hoosna u eego cabashadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS