DAAWO;-Fanaaniinta Waaga Cusub Oo Soo Saaray Hees Ay Ku Karbaasheen Nabar Iyo Naxdin Iyo Ficilo Ay Soo Abaabuleen Farmaajo Iyo Khayre Oo Fashilmay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaaniinta Waaga Cusub Oo Soo Saaray Hees Ay Ku Karbaasheen Nabar Iyo Naxdin Iyo Ficilo Ay Soo Abaabuleen Farmaajo Iyo Khayre Oo Fashilmay.
June 12, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Fanaaniinta Waaga Cusub ayaa soo saaray Hees ay ku dhiilayaan kooxda Madaxwayne farmaajo Iyo Khayre Ee Nabar iyo Naxdin Taasi oo 48saacadood ee lasoo dhaafay qabsatay baraha bulshada.

Sidoo kale Xukuumada farmaajo iyo khayre ayaa iyagu barkiiba bilaabay ficilo ay ka baabuleen baraha bulshada oo lagu dagaalamayo Heesta cusub ee kooxda Waaga cusub taasi oo boqolaal kamid dad ay udeegsadaan faafinta wararkooda iyo boro bugaandadu ay ilaa xalay ku hawlanaayeen sidii ay heestan ugu dhigi lahaayeen in dadka reer somaliya ay diideen islamarkaana dislike loogu badan lahaa iyagoo kuwo been abuur ah ku bixiyay dhaqaale badan balse qorshaha farmaajo iyo khayre ayaa ku fashilmay xajiimaynta heestan sida tooska ah ugu socota kooxdooda Nabar iyo Naxdin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTA FANAANIINTA WAAGA CUSUB IYO SAAMAYNTA CADHADA LEH EE AY KU YEELATAY XUKUUMADA FARMAAJO IYO KHAYRE;

 

COMMENTS
LINKS