Qoraa Maxamed Baashe Oo Ku Geeriyooday Landon Iyo Tariikh Nololeedkiisii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoraa Maxamed Baashe Oo Ku Geeriyooday Landon Iyo Tariikh Nololeedkiisii
June 18, 2020 - Written by Wariye:

Hargaysa(WJN):- Allah ha naxariistee waxa magalada Landon ku geeriyooday qoraa maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ahaa nin gayiga somalidu degto ka caan ah islamarkaan aad loogu xusuusto taariikhada dhaqanka somalilada iyo qoraalo badan oo uu ka sameeyay.

Maxamed Baashe waxa uu ka mid ahaa dhalinyardii qoriga qaatay halgankii qaranimada iyo dib ula soo noqoshada madax-banaanida Jamuuriyada Somaliland waxa uu ka mid ahaa ururkii SLM.

Halkn ka Daawo Tariikhdiisa oo kooban.

 

https://youtu.be/XNrMnM9tOcs

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS