WAJAALE NEWS

Qoraa Maxamed Baashe Oo Ku Geeriyooday Landon Iyo Tariikh Nololeedkiisii

Hargaysa(WJN):- Allah ha naxariistee waxa magalada Landon ku geeriyooday qoraa maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ahaa nin gayiga somalidu degto ka caan ah islamarkaan aad loogu xusuusto taariikhada dhaqanka somalilada iyo qoraalo badan oo uu ka sameeyay.

Maxamed Baashe waxa uu ka mid ahaa dhalinyardii qoriga qaatay halgankii qaranimada iyo dib ula soo noqoshada madax-banaanida Jamuuriyada Somaliland waxa uu ka mid ahaa ururkii SLM.

Halkn ka Daawo Tariikhdiisa oo kooban.

 

https://youtu.be/XNrMnM9tOcs

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Exit mobile version