DAAWO;-Abwaan Weedhsame Oo Maanso Cusub Ka Tiriyay Sida Ay Madaxda Somaliland Ukhiyaamaynayso Shacabkii Doortay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Weedhsame Oo Maanso Cusub Ka Tiriyay Sida Ay Madaxda Somaliland Ukhiyaamaynayso Shacabkii Doortay!
June 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid hal abuurka Dayarta somaliland ayaa Maanso Cusub ka tiriyay  xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo kala duwanaanshaha rabitaanka shacabka iyo hadba sida madaxda Ay doortaan Ubaalmarayso rabitaankooda iyo kamidho dhalinta qadiyada Jamhuuriyada Somaliland.

Yaryarkii Ku Gabyaayey

Gadac Weeye Go’aan Leh,

Marka Geedi Habaabay

Dubur Hawd Ka Galaayo

Way Gamaarsan Yihiine,

Geb-gebtii Fule Guulka

Gabbashaa Ka Dambaysay,Abwaan Weedhsame.

HALKAN KA DHAGAYSO MAANSADA ABWAAN WEEDHSAME EE GO,AAN;

COMMENTS
LINKS