DAAWO;-Golaha Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xubnood Ee Kominshanka Doorashooyinka U Matalaayey Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xubnood Ee Kominshanka Doorashooyinka U Matalaayey Xisbiyada Mucaaridka.
June 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)–Golaha wakiillada Somaliland oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey labadii xubnood ee Kominshanka doorashooyinka qaranka Somaliland u matalaayey xisbiyada Mucaaridka ee UCID iyo WADDANI.

Md Maxamuud Siciid Dalmar Xubinta xisbiga WADDANI waxaa ogolaadey 51 xildhibaan , cid diiday ma jirto halka hal xildhibaan ka aamustey.

Md Cabdifataax Ibraahin Sheekh xubinta xisbiga UCID waxaa ogolaadey 49 xildhibaan , cid diiday ma jirto , halka Saddex xildhibaan ay ka aamuseen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS