DAAWO;-Saylada Xoolaha Ee Magaalada Gabiley Oo Maanta La Furay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Saylada Xoolaha Ee Magaalada Gabiley Oo Maanta La Furay.
June 28, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Saylada cusub ee magaalda gabiley oo maanta si rasmi ah loo furay  taasi oo ay hirgaliyeen maamulka dawlad hoose ee degmada gabiley.

Amarka dhawaan kasoo baxay maayarka gabiley aya saaka waxaa fuliyay dadwaynaha ku ganacsan jiray sayladii hore ee xoolaha oo maanta uguuray saylada cusub ee dawlada hoose udhistay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS