WAJAALE NEWS

DAAWO;-Saylada Xoolaha Ee Magaalada Gabiley Oo Maanta La Furay.

GABILEY(W,N)-Saylada cusub ee magaalda gabiley oo maanta si rasmi ah loo furay  taasi oo ay hirgaliyeen maamulka dawlad hoose ee degmada gabiley.

Amarka dhawaan kasoo baxay maayarka gabiley aya saaka waxaa fuliyay dadwaynaha ku ganacsan jiray sayladii hore ee xoolaha oo maanta uguuray saylada cusub ee dawlada hoose udhistay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version