Madaxwaynaha Somaliland Oo isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Oo isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka
June 29, 2020 - Written by Wariye:

Haragaysa(Wjn):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bxiixi Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Gudoomiyayaasha gobolada dalka somaliland waxan wareegtadii madaxweynuhu u dhignayd sidan:-SomWAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/062020, uu xilalkii kaga qaaday kuwa kalena ugu magacaabay gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka qaar ka mida, sidoo kalena uu ku sameeyey bedel. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinkaasi Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Ku: Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim; Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hawd… [ 164 more words ]
https://madaxtooyadajsl.com/madaxweynaha-somaliland-oo-xilka-qaadis-isku-bedel-iyo-magacaabid-ku-sameeyey-gudoomiyeyaasha-gobolada-dalka-qaar-ka-mida/madax

COMMENTS
LINKS