Xukuumada Somaliland Oo Amartay In Receivera-da Laga Saaro Tvyada STAR Iyo Universal, Ganacsatadana Ugu Baaqay In Ay Kala Noqdaan Xayeysiiska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Amartay In Receivera-da Laga Saaro Tvyada STAR Iyo Universal, Ganacsatadana Ugu Baaqay In Ay Kala Noqdaan Xayeysiiska.
June 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wareegto kasoo baxay xafiiska wasasiirka warfaafinta somalilad saleebaan cali koore ayaa amaro kale lagu sii dul dhigay laba tv oo Xukuumadda Somaliland dhawaan xidhay iyadoo amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal,

sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa  ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siin jireen labadan telefishan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS