WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu Umagacaabay

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta isku badal,xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaarkamid badhasaabada gobolka dalka

Hadaba badhasaabka cusub Ee Madaxwayne biixi umagacaabay gobolka gabiley Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye ayaa dareen celiyay xilka uu madaxwaynuhu umagacaabay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version