Gudida Arimaha Dibada Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Faratoon Iyo Su,aalo La Waydiiday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Arimaha Dibada Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Faratoon Iyo Su,aalo La Waydiiday.
June 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida arimaha dibada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa kulan xog waraysi ah la yeeshay wasiirka arimaha dibada jsl Prof Yaasiin Xiir Faratoon

Gudoomiyaha gudida arimaha dibada ee golaha wakiilada ayaa ka warbixiyay ujeedada ay wasiirka ugu yeedheen iyo arimaha ay waxka waydiiyeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS