Dawlada Somaliya Oo Cadaysay Mawqifkeeda Muranka Wabiga Nile Ee Itoobiya Iyo Masar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliya Oo Cadaysay Mawqifkeeda Muranka Wabiga Nile Ee Itoobiya Iyo Masar.
June 29, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Safiirka Somaliya Ufadhiya dalka itoobiya ambasador camey ayaa shaaciyay in dawlada somaliya taageersan tahay i dalka itoobiya hirgaliyo dhismaha biyo xidheen abaay oo dalka masar xoog uga soo horjeestay wakhtiga laga cabsi qabo in dagaal labada dal udhexeeyay ka qarxo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS