DAAWO;-Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Xadhiga Abwaan Shucayb Yare Uu Si Khalad Ah Udhacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Xadhiga Abwaan Shucayb Yare Uu Si Khalad Ah Udhacay.
June 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan shucayb yare oo kamid hal abuurada ugu dadayar ee Somaliland oo habeenkii xalay ahaa ciidamo boolis ahi xidheen ayaa isla saaka lasii daayay kadib markii ay siidayntiisa ka hawl galeen masuuliyiin xukuumada ka tirsan.

Sidoo kale Badhasaab kuxigeenk gobolka maroodi jeex Khadar baaruud  ayaa sheegay in xadhiga abwaan shucayb yare aanu ahayn mid loo kasay balse ay ciidamo rooda ahi ku khaldameen sidaa lagu siidaayay.

Dhanka kale Abwaan shucayb yare ayaa dareen celiyay xadhiga xukuumadu kula kacday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS