DAAWO;-Garyaqaan, Guleed Dafac Oo Sheegay In Aanay Wali Xukuumada Somaliland Soo Bandhigin Danbiga Loo Haysto Tvga Star. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Garyaqaan, Guleed Dafac Oo Sheegay In Aanay Wali Xukuumada Somaliland Soo Bandhigin Danbiga Loo Haysto Tvga Star.
June 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan dafac oo kamid ah urrurada xuquuqal iisaanka somaliland ayaa ka hadlay talaabada xukuumada somaliland ku xidhay Televisionada Star Iyo Universal Tv oo muda xidhan isagoo sharci daro ku tilmaamay xadhiga ay xukuumadu kula kacday warbaahinta madaxa banaan

Sidoo kale Garyaqaan guleed dafac ayaa sheegay in aanay wali xukuumada somaliland soo bandhigin danbiga lagu haysto Tvga Star oo mudo afar cisho ah xaruntiisana ay ciidamo lawareegeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS