DAAWO;-Dhalinyarada Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Sida Ay Uga Maqan Yihiin Shaqaalaha Laamaha Dawlada Ee Degmada Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyarada Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Sida Ay Uga Maqan Yihiin Shaqaalaha Laamaha Dawlada Ee Degmada Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada,
June 29, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid dhalinyarada ku dhaqan degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay sida aanay dhalinyarada degmada looga qaybgalinini shaqaalaha laamaha dawlada ee degmada tog wajaale.

Sdoo kale dhalinyaarada ayaa soo bandhigay xarumaha wasaaradaha iyo haayadaha dawlada ee degmada tog wajaale iyo sida aanu jirin qof reer wajaale oo laga shaqaalaysiiyo halka laga keeno dadka ka hawlgalaya meelo kale.

Dhanka kale dhalinyarada ayaa baaq culus udiray xukuumada somaliland iyo laamaha dawlada ee kala duwan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS