DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha JSL Oo Deeq Agab Iyo Lacag Ah Gaadhsiisay 346 Qoys Oo kamid Qoysaska Kaamka Istanbuul. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha JSL Oo Deeq Agab Iyo Lacag Ah Gaadhsiisay 346 Qoys Oo kamid Qoysaska Kaamka Istanbuul.
June 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada sos oo kaashanaysa haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaran ayaa deeg iskugu jirta maacuun iyo lacag gaadhsiiyay 346qoys oo kamid ah qoysaskii uu khasaaraha ugaystay dab dhawaan ka kacay kaamka istanbuul ee degmada macalin haaruun.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS