DAAWO;-Barnaamij Lagu Lafo Guray Wadahadalada Somalland Iyo Somaliya Iyo Kelmadihii Ay Ka Yidhaahdeen Haldoorka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamij Lagu Lafo Guray Wadahadalada Somalland Iyo Somaliya Iyo Kelmadihii Ay Ka Yidhaahdeen Haldoorka Jsl.
June 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahanka,siyaasiyiin iyo haldoor bulshada reer somaliland ayaa ka hadlay xoriyadii lixdii ee somaliland ka qaadatay boqortooyada ingiriiska iyo midnimadii jibada ahayd ee ay la gashay somaliland iyo somaliya.

Sidoo kale haldoorka ayaa ka hadlay waxyaabaha wadahadaladii somaliland iyo somaliya kula yeelatay dalka jabuuti iyowaxyaabaha ay kaga duwanayd kuwii hore ee ay wada yeesheen labada dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS