DAAWO;-Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Buurta Jufa Ee Degaanka Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Buurta Jufa Ee Degaanka Wajaale.
July 1, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Barnaamij xiisbo badan oo laga diyaariyay buurta jufa uuray ee deegaanka wajaale ee gobolka gabiley.

Buurta jufa oo loo yaqaano magacyo kale oo ay kamid yihiin buurta xaaji daahir buurta jufo uuray iyo jufo libidhay,

“Markaan Tobann Maqnaadaba

Waxbaan Taw Lasoo Odhane

Biyahaa Jufadda Tuulanbaan

Tuumbo Soo Galinne

Tog-Wajaale Waxaan ka Dhigi

Tarankii Baarliine.

Maxamed Saalax yacniile allaahu Yarxam Waxa uu kamid ahaa Dadkii Mubalaqa ahaa ee Ku Noolaa Deegaanada Somaliland, isagoo Tixdan Kooban ugu Halqabsadey ‘Buurta Juffa Uurey ee ku Magac dheer Jufada Xaaji Daahir Wakhtigii uu Kujirey 1960kii ololihii Baarlamàanka oo uu Kamid ahaa Dadkii ka Sharaxnaa Gobolka  Gabiley.

Waxaan ku Wareystay Buurta Juffa-Nuura ama juffa-uurey ama juffadii Xaaji Daahir Mid kamid ah Dadka Deegaanka oo Ku Magac Dheer Macalinka Waxaanu iiga waramey Waxyaabo badan oo kamid ah Mucjisaadka Buurta Juffa

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA BARNAAMIJKAN IYO DIYAARINTII WARIYE CABDIRAXMAAN HIIRAAN;

COMMENTS
LINKS