Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Cabasho Ka Muujyiyay Tacadi Ay Kula Kacday Shirkada Gacanta Ku Haysa Dhismaha Dekeda Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Cabasho Ka Muujyiyay Tacadi Ay Kula Kacday Shirkada Gacanta Ku Haysa Dhismaha Dekeda Cusub.
July 2, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shaqaalaha farsamada ee ka hawl gala dekeda berbera ayaa cabasho xoogan ka muujiyay tacadi iyo duudsi ay kula kacday shirkada gacanta ku haysa dhismaha dekeda cusub oo shaqaale ajaanib ah debada kasoo qaadatay si ay ugu badasho muwaadiniinta reer Somaliland ee ka shaqeeya dekeda berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS