WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xoolihii Uu Badnaa Ee Laga Soo Celiyo Dalka Sucuudiga Iyo Dhaliisha Ay Ujeediyay Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha xanaanada xoolaha ee xibiga wadani Dr Axmed Shugri ayaa wasaarada xanaanada xoolaha ku dhalilay xoolihii ugu tirada ee Somaliland oo laga soo celiayy dalka sucuudiga iyo sida ay wax uga qaban wayday hubinta badqabka xooluhu inta aanay dhoofin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version