WAJAALE NEWS

Dawlada Shiinaha Oo Si Wayn Uga Cadhootay Xidhiidhka Tiawan Iyo Somaliland Wada Yeelanayaan.

HARGAYSA(W,N)-Dawlada shiinaha ayaa siwayn uga cadhootay xidhiidh diblamaasiyadeed oo ay wada yeelanayaa dalka Tiawan oo doonaya in uu ka go,o dalwaynaha shiinaha iyo Somaliland kaasi oo soo shaacbaxay xidhiidha ay isdhaafsadeen labada dal maalintii shalay

Safaarada ay dawlada shiinuhu ku leedahay somaliya ayaa soo saartay qoraal ay cadho ka muuqato ay kaga hadlayso dalka tiawan iyo xidhiidhka uu la samaynayo Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version