Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Saldhiga Degmada Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Saldhiga Degmada Tog Wajaale.
July 2, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Gen Dabagale ayaa maalintii shalay ahayd xilka ka qaaday tiliyihii ciidanka booliska ee saldhiga magaalada wajaale LABA XIDHIGLE Nimcaan oo mudo kooban hayay xilkaasi

Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska dabagale ayaa maanta taliye cusub umagacaabay saldhiga degmada tog wajaale kaasi oo lagu magacaabo  khader Cawil Cumar Oo ah wiil dhalinyaro ah

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE.

 

 

COMMENTS
LINKS