DAAWO;-Fanaankii Dilkiisa Ay Ka Dhasheen Kacdoonada Gil gilay Dalka Itoobiya Oo Maanta Lagu Aasay Tuuladii Uu Ku Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaankii Dilkiisa Ay Ka Dhasheen Kacdoonada Gil gilay Dalka Itoobiya Oo Maanta Lagu Aasay Tuuladii Uu Ku Dhashay.
July 2, 2020 - Written by Editor:

AMBO(W,N)-Fanaan kasoo jeeda qoomiyada oromada ee habeenkii isniintii lagu dilay magaalada Adis ababa kaasi oo banaanbaxyo ka dhashay ay guud ahaan gil gileen dalka itoobiya iyo deegaanada oo kaso jeeda ayaa maanta lagu aasay deegaanka uu kasoo jeedo ee Ambo.

Aaska Fanaan Hachalu Hundessa, Ayaa waxaa kasoo qaybgalay Boqolaal kun oo kamid qoomiyada oromada ee uu kasoo jeeda.

Sidoo kale intii lagu gudo jiray aaska fanaanka ay aadka ujeclaayeen qoomiyada oromadu ayaa ku khasaare nafeed kasoo gaadhay dadkii ka qaybgalayay.

HALKAN KAGA BOGO WAR BIXIN LAGA DIYAARIYAY AASKA FANAANKA REER OROMIYA IYO DEEGANKA UU KU DHASHAY EE AMBO;

 

COMMENTS
LINKS