DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Maxamed Cige Busi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Maxamed Cige Busi.
July 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiiro, bahda fanta iyo boqolaal kamid shacabka caasimada hargaysa ayaa maanta ka qaybgalay aas qaranoo maanta magalada hargaysa loogu sameeyay marxuum fanaan maxamed maxamuud cige busi oo maalinti shalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS