WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Fanaan Maxamed Cige Busi.

HARGAYSA(W,N)-Wasiiro, bahda fanta iyo boqolaal kamid shacabka caasimada hargaysa ayaa maanta ka qaybgalay aas qaranoo maanta magalada hargaysa loogu sameeyay marxuum fanaan maxamed maxamuud cige busi oo maalinti shalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version