Dalka Taiwan Oo Soo Magacawday Safiirka Cusub Ee Ufadhiyi Doona Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalka Taiwan Oo Soo Magacawday Safiirka Cusub Ee Ufadhiyi Doona Somaliland.
July 3, 2020 - Written by Editor:

Taiwan(W,N)-Xukumada Dalka Taiwan, ayaa la sheegay inay Safiir usoo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland.

Xukuumada Taiwan, waxay sheegtay in Maanta laga bilaabo ay magacawday Luo Zhenhua nominates Wakiilkeedii Somaliland.

Safiirka ay Taiwan usoo magacowday Somaliland waxa uu hore uga soo Shaqeeyey Dalka Sucuudiga.

Si kasta ha ahaatee dhowaan ayey ahayd markii ay xidhiidh Saaxibtimo ay wada yeesheen Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawlada Taiwan oo ka midaysan aqoonsi La’aanta.

Taiwan is today the ambassador of Saudi Arabia. Luo Zhenhua nominates  new Ambasaddor of Somaliland.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE.

COMMENTS
LINKS