Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo Raysal Wasaare Abiye Axmed Oo Iskugu Yeedhay Laamaha Abniga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Dalka Itoobiya Iyo Raysal Wasaare Abiye Axmed Oo Iskugu Yeedhay Laamaha Abniga.
July 3, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Dalka Itoobiya Ayaa Sedexdii maalmood ee Lasoo dhaafay waxaa ka taagan kacdoono shacab kuwaasi oo ay sobobeen dilkii fanaanka kasoo jeeda qoomiyada oromada ee lagu dilay magaalada adis ababa iyadoo banaan baxyadii ka dhashay sobobeen dhimashada inka badan 100 qof iyo tiro kale oo u dhaawacan tahay halka siyaasiyiin iyo boqolaal shacab ah xabsiyada loo taxaabay.

Raysal wasaaraha dalka itoobiya abey axmed ayaa sheegay in ciidamada amaanku ay fashiliyeen dagaal sokeeye oo la doonayay in uu ka dhex qarxo shacabka reer itoobiya

Sidoo kale raysal wasaare abey ayaa iskugu yeedhay saraakiisha laamaha abniga

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS