DAAWO;-Fanaanada Sahra Halgan Oo Ku Baaqday In Dhagax Lagu Dilo Qofka Gudaha Somaliland Lagu Arko Isagoo Xidhan Calanka Somaliya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaanada Sahra Halgan Oo Ku Baaqday In Dhagax Lagu Dilo Qofka Gudaha Somaliland Lagu Arko Isagoo Xidhan Calanka Somaliya,
July 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada caanka ah ee kana mid ahayd mujaahidiintii somliland usoo halgamay sahra halgan ayaa shacabka ugu baaqay in ay dhagax ku dilaan qofka lagu arko isagoo calankii somaliya ku dhex xidhan gudaha somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS